Nyabarongo River in Kigali, Rwanda

Kigali

Kigali, Rwanda, SUNCASA waxay dib u soo celin doontaa biyo xirenadii hoose ee muhiimka aha ee biya-mareenka ee ka jira wabiga Nyabarongo si loo yareeyo khatarta fatahaada, dhul goynta, iyo nabaad guurka ciidda. Mashruucu waxa uu wax ka qaban doonaa khatarahaas iyada oo loo marayo xerarkan soo socda ee lagu ilaalinayo  dabiiciga dhulka (NbS), oo ay ku jiraan dhir-beerista, dhiraynta, beer-kaynta, iyo ku barista magalada dhir kaladuwan. ugu dambayntiina  waxa uu kor u qaadaya adkeysiga 975,000 oo qof.

Kigali waxa soo food saartay khataro cimilo oo aad u daran, oo ay ugu horeeyaan daadad iyo dhul go’, taas oo ay uga sii dartay muuqaalka dhulka oo abaarsan iyo kobaca magaalooyinka ee xawliga ah. Degmooyinka Kicukiro, Nyarugenge, iyo Gasabo ee falalka NbS laga fulin doono ayaa leh jaranjaro dhaadheer, iyadoo guryo badan ay la kulmeen khatarta dhul go'a iyo fatahaadaha dhulka hoose.

Iyada oo lala kaashanayo ururada maxaliga ah, waxqabadyada SUNCASA waxay dib u habeyn ku sameyn doonaan xakamaynt yaryar ee webiga Nyabarongo iyada oo loo marayo beeida-kaynta, dhiraynta, iyo cagaarinta. Intaa waxaa dheer, aagagga dhirta leh ayaa la dhisi doonaa si loo dejiyo qulqulka iyo ilaalinta khataraha ku iman kara qoysaska iyadoo la xakameynayo biyaha.

Hawlaha NbS ee Biyaha Wabiga Nyabarongo

SUNCASA - Kigali Watershed vertical